Kommentarer
-
ma ihi reer puntland but wa dad somali jecel guul iyo wadanimo inta somalida jecel
-
PUNTLAND forever winning, I love PUNTLAND songs! Real BOQORS π
-
where is hodon
-
kkkkkkkkkkkkkk
-
viiiiivakayga iyo dalkayga dad udug aad iyo aad baad u mhdsnthn fanaaniinta qaranka ee dawlada puntlnd ee codka macaan jira oo jooga
-
fananira way mahad sanyahin dhamato buntland hanoalatoπππππππππππππ
-
manshaaa aaallah rere buntland cawa way kacasanyahin guul rere buntland ilove buntland ha nolato buntland amiin
-
xalfad qiima leh I love u puntlnd
-
puntland cadowga haa jabo we love fananintaa mnn iskalaji my ader. ilaahay cafimaad dheer haaa kuu siiyo. u r one of best fanan βββπππππππππ
-
mnsha alllah puntland horay usocota moyeeh hakan mayso waligeeed ilove u punland
-
Maxaa been loo dabaal degay moryaanta ka timi mudug iyo nugaal waan ka saaridoonaa hadaa nahay reebari tuugo galmud iyo meeldaran laydun ku dar mardhow golka bari wuu ka xaroobi tuugada mashaqaytayaash ee cashuurta dekada booso kunool waa idin baranay waxaa tiihiin ha isku kay dhajin balaayo baa tol kula ah
-
mashaalah noolada reer puntland dad qiimo leh baa tihiin oo wanagsan I love puntland
-
viva puntland alow xafid.
-
geeljire cawaan wax buburin mooyan aan aqoon kale laheyn baa tahay rag kaa Gus weyn baa puntland iska leh futada gal madow ka ilasho yey kaa galinee .
-
pinlad Β came to daddy your husband GALMUDUG
-
laangaabs of all Β somalis lowest population in the 18 regions pinland.
-
xaflad aad u qiimo badan guuleeysta intii kasoo shaqeysay.
-
masha Allah reer puntland of MN inaba caadi maaha xafladiina
-
Xaflad qiima baddan! Hambalyo reer Minneapolis halkaa kasii wada!!!!
0m 0sLengde
WAA XAFLAD LOOGU DABAALDAGAYAY SANADGUURADII 17 AAD EE PUNTLAND OO KA DHACDAY MINNEAPOLIS. DUUBISTII IYO FARSAMADII SIYAD SALAH IYO ISMAIL MUSE BY SOMALI TV OF MINNESOTA. 2015