Kommentarer
-
viv galmudug allow ku barakeey
41m 4sLengde
Xaflad lagu soo dhaweynayo Maamul goboleedka Galmudug oo ka dhacday magaalada OSlo ee dalka Norway. Waa Fiidiyow hor dhac u ah fiidiyowyo badan oo soo socda, waxaana idiin soo gudbinaayo warbaahinta Nuxur, qeybteeda ku hadasha afka Soomaaliga. Hadii aad ka heshay fiidiyowgan iyo qaabka farsamada Subscribe sheh, hadii aadan ka helin ama aad u aragto wax qalad ah, fadlan nasoo gaarsii sideesan mar danbe u dhicin, nooguna soo sheeg fikirkaada qeybta hoose ee Fiidiyowgaan. Waxaad ka boggan kartaa Barnaamij kale oo badan boggeena ah www.nuxur.com