3m 12sLengde

Waxa xafladan waxa soo qaban qaabiyey Somaliland Women Solidarity iyo Jaaliyada (SWO) ee Oslo. Dabaaldegii 20-guuradii ka soo wareegtay 18 May, oo noqtay xafladii ugu dadka badnayd abid. Dhowr boqol oo qof ayaa ka soo qayb galy, waxaanay ahayd xaflaad aad u qurux badan. Thanks to Somaliland Women Solidarity ( Fatima Madar, Faduma Saciid, Jamila Mohamed, Asha Mahamoud). Thanks to Ahmed Warsame, Oldboys -Oslo iyo SWO.