Kommentarer
-
reer galmudugne miyey ciyaaran jaandheerta waxaan modayey reer Somaliland uune ?
-
masha alah galmudug jecliyah
-
guul galmudug love from jubaland gwl
-
Heestaan abwaankii qoray waa nin lafta geela badha ah oo DAAROOD Ismaaciil ah yaa salaam
-
galmudug aniga uma dhalan laàkin waaa soomali soomaali diid ma ahin viva galmudug noolaada calankeena ayaad kufaaantaaan viva
-
mnshlh nice song
-
ani maku dhalin gamudg lkn waan jaclhay
-
heesta wa hees jirto galmud somaliaa miyaa !!
-
Ofii
-
heesta yaa qaaday
-
sir mohamoud walaahi waan iska gartay in heestaa sidan u quruxda badan aanay reer koonfureed samayn karin. Somaliland fanka anaga ayaa beerna waxkale se maan sheegin. thank you and guul galmudug
-
waxasa ayaa lagaa dhahaa alteetso masha ALAAH
-
waxas cod lagaa dhahaa wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
-
Taas maa is weeydiin leh hee in aanu nahay dad garaad dheer? Wixii Galmudug neceb ama kasoo horjeeda sakiin laqa. VIVA GALMUDUG & 1 SOMALIWEYN
-
yaan luguwasine dabada sacabsaaro yaakuqaldooysaa ninka aad leedahay aragti ayaa noodhexaysa!!! adoo kale waa kuaqaan garac yar baatahay oo sheegataa!!!!!! lol
-
cidwalbo oo maamul samay sataa ama nabada umada ka talisaa alaha garab galo lkn waxa layaabta ah qolooyinkaan ilaahay ka xishoon waayay dadka ugu liito ee fanaaniinta isku sheego, aniga maba qabo kuwas in dad ahaan loo xisaabiyo ama loola hadlo
-
Xagee ku talaa galmudug series ma aqaano isheega
-
hees maa buntland looga daba tagaa hee waligiinba heesa
-
fanaaniinta waxa ay qeyb ka yihiin bur burinta wadnka somaaliya oo ay kala qeybiyen i am sorry maryan mursal waxey noqotay qabiil iyo fananiinta ku nool london oo dhan wa qabaaliisteen kuwa dhahaayo cabdi qeybdiid raali aan ka nahay dadkii maskinta ahaa oo ku la yey suuqa bakaaraha maad raali oga noqoteen walee xisab wa danbeysa aniga argti aya naga dhexesa waligaaba ku dhuumaleyso kaalkacyo
10m 21sLengde
Xafladii abaalmarinta heesta Galmudug