Kommentarer
-
madaxwaynaha lacag buu kubedelay dadkan dhiban een loo celinayo somaliya oo la og yahay inaan nabad ka jirin
-
Dadka Somalida Qaar markaydiideen Inay soomali yihiin. ay ku faaneen inay yihiin Somaliland Xaflado Dowladnimo ah Samaysteen. warka waa Sahlan yahay Qofna yey aydin.
-
whaly hasn sh waxu qaribo waxa haalgan bu geenay.....
-
Mac
-
wiil Hooyadiis gursaday
-
GOOD JOB NORWEY , SHARCIGII BEENTA LAGU QADANAYEY EE LA DHAHAYA XAMAR BAAN KA IMID SOMALILAND WAA DULINEYA WAAY DHAMATAY!! WAXAAN KALE AAN RAJEENEYA IN AAY DOWALADDA NORWEY AAY XAAQAN INTA KALE OO SOMALIA SHARCIGA BEENTA AH KU QADANAYO! AGAIN GOOOOOOOOOOOOOOD JOB NORWEY.
-
Gobfilms, idinkaa tuuganimo iyo munaafaqnimo isku darsaday. inan gummednimada suuqa kala fadhiiso, gobonimo meel kuuma soo martee. dadkan la soo celinaya iyakaa been isku dhiibay si ay sharci u helaan. Meesha aad ka gubanayso ayaan garanaya ee waxba Somalida maangabka ah ha u ooyin oo jooji madaxda aad ceebaynayso, so save your crocodile tears you ignominious double faced bastard
-
Dowlada Norway waan ku hambalyaynayaa ianay noo soo celiso dadkeena sidookale waxaa ka codsanaynaa Yurub oo dhan iyo maraykanka waa inay soo Celiyaan Dadka Soomaaliyeed oodhan,
waadulli qabyaaladiiste yaal ah soomaalida dhamaan oo soo Gubay dalkooda hadana xaflado lagu Duminaayo wadanka ku qabta iyagoo Tuugsada Oo cayrta gaalada ku nool waa useless people aan waxba soo kordhinaynin oo aan ka aheen qabyaalad paaltaalk.. facebook , viper..youtube.. caay ..jaahilnimo daraagins gaangis,, waa dadaan waxba kusoo kordhin wadama ay tagaan way tuugsadaan ileen lacagta cayrta waa kaalmo loogu talagalay dADka shaqo la,aanta ah ama curyaamiinta ah iyagoo lacagahaas ay soo tuugsadeen ku kala QAYBIYA dadkooda qabyaalada please soo celiya soo celya. -

nin yahaw somalida dadkeeda quf ka doqonsan .a jiro ninkaan sheeganaya shaarka dowlad dad baa qabiil ku soo dhaweeya oo u sacab tumo asiga na ayagoo beerka kala baxaayaa caku dadku doqonsanaa war qabiil wax kuma tarto in aad dad ku taageertan
-
waan soo weynayaa in dalka lagusoo celiyo dalkooda haddii uu San nabad ahayn ayagaa colaada huriya marka colaadii ay hurin jireen hadhiibaatayso
-
Waar dalkiina burbursaan ku noqda duliyahoow wadandaan aad ku oyayasaan abihiin malee ee qayrkiin aya dhistay. Daal daadoow ayad ku dhagaysaan bila sharaaf
-
gaffow iyo hadliye 5 xabo ha lagu dhufto
-
Norway ileen waa meel quruntay mar haddii ay la deal gareynayaan mafia dan lacag doonka ah.
-
all hala soceliyo gaafow waa kugu tagersanahay waa dadka boofis ku riday waa iyaga oo dhalanyaro badan bado iyo bariga ku la day hadii la soceliyo waa dhulkoda dadka warka bunbuninaayo oo caytamaayo ilaah ka baq horaa lo yire dhul aa dhulkaga ahen waa dareen ku jog marka bahasha wey ku imadey
-
war heedhe wadankiina iyo dadkiina ha aflagadeynina somali waa soomali un ama jog norge ama meel kalee wadankaaga ha u caayin wadan aadan laheeyn dadkaaga ha u caayin qufka waa inuu ogodaa hadalka meesha uu ku haboon yahay ma waxaad ka doorbideen toogsiga dadban ee aad ku jurtaan somali waa guuleeysan doontaa
-
somalidadhan siyaasad wakadhimatay runt i melkastaay joogan
-
reer somaliland markaanlo kale somalia tihiin miyaa lol xaqii waaa idinka soo dilaacay marna xamar naca marna ubaahda. siilaanyo wacda haydiin doodee gaafow xaaka rabtiin.
25m 6sLengde
MEELAAD TAQANO QOFNA HA KU CELIN! MAHADNAQ GAAR AH: MUWAADINKA SOMALIYEED XILDHIBANKA GOLAHA DEENKA OSLO MUDANE BAASHE!!!!!!!!!!!!!!!!! SHAME ON YOU GAAFOW IYO HADLIYE! GOBFILMS ALL RIGHTS RESEVED VOA SOMALI