Kommentarer
-
Xaflada khaatumo wey iskudhaceysaa Walahi, Caadi ma'ha
-
واااااااااو. يا سلام يا سلام اهلا وسهلا afkaaga caano iyo malab lagu qabay guul guul khaatumo insha ,,alaah soo dhawaada dadkayga 👍🌷🍀🌷🍀🌷🍀👍
-
waqooyi-galbeed somalia hal-abuur u dhashaa curiyay erayada Ahmed Saleban Bidde
-
cajab waaye codkiisu waa calis iyo badh
-
afkaaga caano lagu qabay yaa al Fanaan Abdirisaq Dhagacade Best somali singer.....Thanx
-
Waayo waayo dhega cade asxan alfanaa and darwiishlan stats of somaliya oo isku helay fagaaraha weeny ee Norway Oslo baashaalka galatii markaan joognsy beeraha .maandhoow barsare ninkaan ka dhalan baahi baa dili gùul guul wuu dhaqaaqay ssc

3m 43sLengde